Laanta NewHolly, Maktabadda Dadwaynaha ee Seattle, iyo Xaafadeeda

  • By Alan J. Stein
  • Posted 12/09/2000
  • HistoryLink.org Essay 2865
See Additional Media

Laanta NewHolly, Maktabada Dadwaynaha ee Seattle, waxay ku taalaa 7058 32nd Avenue S ee xaafada Beacon Hill ee Seattle. Markii la dhammaystiray 1999, Maktabadda NewHolly waxay beddeshey Maktabaddii Holly Park, taasoo asal ahaan loo dhisay 1943 si ay ugu adeegto dhisiddii guryeynta Holly Park Dagaal labaad ee Adduunka. Kadib dagaalka, Maamulka Guryeynta Seattle waxay u rogeen dhisiddii guryeynta danyarta la gargaaro. Holly Park waxay noqotay meelaha ugu kala duwanaanshaha badan Seattle iyo sidoo kale mid kamida kuwa ugu hooseeya dabaqadda dhexe. Dabayaaqadii 1990, dadaal la rabay in laga beddelo xaafadda danyar loona beddelo dabaqado isku dhafan, dhammaan dhiskii guryeynta Holly Park dhulka ayaa la dhigay waxa dib looga dhigay NewHolly, guryo kala duwan oo qoys kaliya ah, guryo dabaqyo ah, iyo abaarmentyo, oo leh guryeyn dadwayne iyo guryaha iyo abaaremenada sicirka suuqa. Intaa kadib, inkastoo socod hore iyo ballaadhin ku xigtay jirtay, haddana Laanta Holly Park ee cidhiidhigalahayd duugawdayna waxay u baahatay in la beddelo waxayna noqotay laantii u horraysey ee dib loogu dhisay barnaamijka “Libraries for All” ee Seattle, oo lagu maalgaliyey iibin boon oo dhan $196.4 miylan oo codbixiyayaashu ansixiyeen 1998. Laanta NewHolly, oo hindisanheeda ay dajisay sharkada dhismaha ee la yidhaa ARC, waa qayb kamida baaxad waxbarasho oo ay kujirto waxbaris gaar ah ee dhalinyarta, xiisadaha Kolajka Bulshada Seattle, adeegyo daryeelka ilmaha, iyo shaqo u helis iyo tabobar..


Sources:

Building data based on Seattle Public Library records; Census data from City of Seattle, King County, and U.S. Bureau of the Census reports;  "Seattle Public Library Directory of Staff, 1967-1970" (bound together, Seattle Room Collection, The Seattle Public Library; Seattle Public Library uncataloged archival materials, Box 4, "Personnel Staff Day," folders "Staff Directory 1950," and "Staff Directory 1956," and "Staff Directory 1960-1969," and unmarked folder containing staff directories 1970-1977, Seattle, Washington; Library Board of Seattle, Minutes of Proceedings, Vols. 5 (1934-1944), 6 (1945-1951), 7(1952- 1957), 8 (1958-1961), 9 (1962-1966), 10 (1967-1970), 11 (1971-1973), 12 (1974-1976), 13 ( 1977-1978), Seattle Room, Central Branch, Seattle Public Library, Seattle; Library Board of Seattle Minutes of Proceedings, Vol. 13, 1977-1978, p. 181, Seattle Room, Central Branch, The Seattle Public Library, Seattle; Tracy Johnson, "Brand-New Library Replaces A Dump Holly Park Building Is First On The City's Overhaul List," Seattle Post-Intelligencer, November 20, 1999, p. B-1; Stuart Eskenazi, "A New Neighborhood Built To Tear Down Old Barriers," The Seattle Times, May 15, 2007, p. A-1; Marsha King, "Library is Bigger and Better -- NewHolly Will Serve A Broader Community," Ibid., November 21, 1999, p. B-1.
Note: This essay was updated on September 10, 2008, expanded on May 9, 2009, and revised slightly on October 26, 2011.


Licensing: This essay is licensed under a Creative Commons license that encourages reproduction with attribution. Credit should be given to both HistoryLink.org and to the author, and sources must be included with any reproduction. Click the icon for more info. Please note that this Creative Commons license applies to text only, and not to images. For more information regarding individual photos or images, please contact the source noted in the image credit.
This work is licensed under a Creative Commons Attribution-NonCommercial-NoDerivs 3.0 Unported License
Major Support for HistoryLink.org Provided By: The State of Washington | Patsy Bullitt Collins | Paul G. Allen Family Foundation | Museum Of History & Industry | 4Culture (King County Lodging Tax Revenue) | City of Seattle | City of Bellevue | City of Tacoma | King County | The Peach Foundation | Microsoft Corporation, Other Public and Private Sponsors and Visitors Like You